Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadley amniga doorashada 2016
Muqdisho, 2 September 2016 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu baaqey inay ka wada shaqeeyaan nabadgelyada guud ee dalka, gaar ahaan waqtigan xasaasiga...
Read more











