Madaxweynaha oo ka hadlay waxqabadki dowladda Afarti sano ee la soo dhaafay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay horumarkii ay Dowladdu ku tallaabsatay Afartii sano ee uu hayay xilka Ummadda Soomaaliyeed. Mudane,Xasan Sheekh oo ka hadlayay munaasabad...
Read more











