Haweeney Xijaabneyd oo lagu dilay Faransiiska
Ciidamada Booliska Faransiiska ayaa sheegay in Haweenay Muslimad ah oo xijaabaneyd lagu dilay degaan ay jaaliyada dadka Muslimiinta ah u badan yihiin oo ku yaal gudaha dalka Faransiiska. Wakaaladda Wararka...
Read more











