Muqdisho oo lagu qabanaayo doorashada Xildhibaanada Hiiraan iyo Sh/dhexe
Guddiga doorashooyinka Dadban ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay goobta lagu soo xulaayo xildhibaanada gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya. Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban...
Read more










