Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyihii hore Bangiga Horumarinta Islaamka oo shaqada ka fariistay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyihii hore Bangiga Horumarinta Islaamka oo shaqada ka fariistay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka iyo shaqaalaha Bangiga horumarinta Islaamka oo Xaruuntiisa ku taal magaalada jidehh ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa u sameeyay xaflad sagootin ah oo lagu xushmeynayo Guddomiyahoodii hore Dr.  Axmed Mahamed Ali,kadib markii muddo 58 Sano ah uu  ku guda jiray hawsha.

Hadal uu munaasabadaasi ka jeediyay Amiirka Mandiqada Maka Al-Mukarama Amiir Khaalid Al-Faysal, waxa u ka warramay waxqabadka Guddoomiyihii hore ee Bangiga horumarinta Islaamka Dr. Ahmed Mahamed Ali oo shaqada ka fariistay, wuxuuna soo dhaweeyay Guddoomiyaha cusub ee Bangiga  Dr. Bandar Xijaz.

Related posts

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

September 8, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

September 8, 2026

Wasiirka Maaliyadda ee  Sacuudiga Dr. Ibrahim Alascaf  oo isna hadal gaaban xaflada ka jeediyay wax u amaanay Dr. Ahmed Mahemed Ali, sidii niyad samida lahayd  ee uu wadamada Islaamka ugu adeegay iyo kaalintii uu ka qaatay horumarinta hawlah Bangiga Islaamka mudadii uu xilka hayay, wuxuuna  Guddoomiyaha cusub ee Bangiga kula dardaaramay inuu sii ambaqaado shaqadii uu qabtay Guddoomiyihii isaga ka horeeyay.

Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Dr. Iyad Madani ayaa isna ka hadlay guulaha uu gaaray Bangiga horumarinta Islaamka mudadii uu xilka hayay Guddoomiyihii hore  Ahmed Mahamed Ali.

Guddoomiyihii hore ee Bangiga horumarinta Islaamka Dr. Axmed Mahamed Ali oo  Sanadkii 1934 ku dhashay magaalada Madina Al-munawara waxa uu bartay Culuunta Ganacsiga, Adaabta, falsafada iyo maamulka guud.

Previous Post

Dawo la’aan soo wajahday isbitaalka guud ee degmada Xudur

Next Post

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Talyaaniga

Next Post
Madaxweynaha oo la kulmay Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Talyaaniga

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

September 8, 2026
0

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

September 8, 2026
0

Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In