Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradaha Arimaha Gudaha ee dalka oo codsi diiran usoo dirtay guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Wasaaradda arimaha Gudaha oo ka hadashay Qorshaha Qaxootiga ka soo laabanaya Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa  waxa ay shacabka Soomaaliyeed ka Codsatay in ay u soo gudbiyaan magaca iyo astaan calameedka uu yeelanayo maamulka lagu howlanyahay in loo dhiso Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe .

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo uu ku saxiixnaa Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaarada Arimaha Gudaha Prof Yaxye Cali Ibraahim ayaa waxaa looga hadlay muhiimada ay leedahay astaanta iyo magaca uu yeelanayo Maamulka labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

“Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka waxay muwaadiniinta Soomaaliyeed ka codsaneysaa inay u soo gudbiyaan Magaca iyo Astaan Calameedka idin kula haboon in ay yeelato dowlad goboleedka loo dhisayo Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe”ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Sidoo kale wasaarada ayaa sheegtay in dadka soo gudbinaya magaca iyo astaanta calanka maamulka labada gobol ay ku soo diraan Ciwaanada kala ah ( [email protected]  ama www.moifa.gov.so ).

Dhawaan ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar lagu soo bandhigo Xildhibaanada maamulka labada gobol, iyadoo la dooran doono Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweynaha.

Previous Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo bogaadin iyo mahadnaq u soo jeediyey dowlada Imaaraadka

Next Post

Guddoomiyaha deegaanka Qurac-joome oo sheegay inay ku talaabsadeen horumar amni

Next Post
Guddoomiyaha deegaanka Qurac-joome oo sheegay inay ku talaabsadeen horumar amni

Guddoomiyaha deegaanka Qurac-joome oo sheegay inay ku talaabsadeen horumar amni

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In