Fursad Shaqo
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo Bandhigay Fursad Shaqo, Linkiga Hoose ka Aqriso Faahfaahinta iyo Shuruudaha laga doonayo cida Codsanaysa. Halkan kala Dag Project Implementation Unit Positions
Read moreMaamulka Gobolka Banaadir oo soo Bandhigay Fursad Shaqo, Linkiga Hoose ka Aqriso Faahfaahinta iyo Shuruudaha laga doonayo cida Codsanaysa. Halkan kala Dag Project Implementation Unit Positions
Read moreRa'iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo ka kooban labada gole ee dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si diirran. Soo dhoweynta Ra'iisul-wasaaraha...
Read moreQaramada Midoobay ayaa maanta soo saartay warbixin ay ku tilmaameeyso in Shan Malyuun oo Soomaali ah aysan heli karin cunnada ay u baahan yihiin. Tiradaasi oo u dhiganta in boqolkiiba...
Read moreWaxaa maalintii labaad Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ICJ ee fadhigeedu yahay dalka Netherland ka socodo dhageysiga dacwadda dhinaca badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Gudiga matalaya difaaca dacwadda badda ee...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dalka Uganda uga qeybgalay shirka 8aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka urur goboleedka IGAD. Shirkan oo furmar...
Read moreDacwada badda ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa lagu wadaa in ay maanta ka furanto magaalada Hague ee dalka Holland. Qareeno iyo sidoo kale aqoonyahano ku xeeldheer arimaha...
Read moreGudoomiyaha degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa kormeeray xerooyin ay ku noolyihiin qoysas barakacayaal ah isagoo u kuurgalay xaaladooda nololeed. Qooysaskaan oo ka kooban 35 kun o qoys kana soo...
Read moreMaxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda oo ah Waax ka tirsan Qarammada Midoobay ayaa berri oo Isniin ah billaabeysa dhegeysiga dacwad dhex-taalla Soomaaliya iyo Kenya oo ku saabsan soohdinta Badweynta India...
Read moreAllaha u naxariistee ha u Naxariistee Jeneral Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale) oo ahaa Taliyaha Guutada 3-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ku geeryoodey Qarax lala eegtay Gaari uu watay oo...
Read moreMadaxweyne ku xigeenka labaad ee maamulka Jubbaland C/qaadir Xaaji Maxamed (lugadheere) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kormeer kutagey Xereyaha ay ku nool yihiin Qoysaska Soomaaliyeed ee ka ymid dalka Kenya...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho