Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay badeecado dhacay oo u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed, taasoo la doonayay in lagu iibiyo suuqyada Muqdisho. Sarkaal ka tirsan Ciidanka Dekedda Muqdisho,ayaa...
Read moreGudoomiye Ku Xigeenka kowaad ahna ku xigeenka Maamulka iyo MaalIyadda ee Mamulka Gobolka Banaadir Mudane Ismaacil Macalin Cabdi Guure, Xildhiban Xasan Macalin, saraakil ciidan iyo mas'uuliyin kale ayaa ka qeyb...
Read more32 qofood oo rayid u badnaa ayaa ku geeriyootay laba qarax oo barqanimadii maanta ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo tiro intaa ka badana wey ku dhaawacmeen. Dadkii ku dhaawacmay qaraxyadaasi...
Read moreXafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee UNSOM, ayaa cambaareeyay qaraxyadii mataanaha ahaa ee maanta oo Axad ah ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Caasimadda Gobolka Mudug. Qaramada midoobay, ayaa sheegtay inaanay qaraxyadani...
Read moreMadaxweyne kuxigeenka dawlad goboleedka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 21 Agoosto, 2016 xarunta Maxakamadda Sare ee dawladda Puntland kaga qayb galay munaasabad ay...
Read moreXildhibaan Mahamed Ali Hussen(Daqare) oo ka tirsan Baarlamaanka federaalka soomaaliya ayaa booqasho kormeer ah ku tagay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, isagoo u kuur galay xaaladda Guud dad iyo Duunyaba...
Read moreMaamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay qabteen madaxii Al-Shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada degmada Baardheere. Taliyaha Amniga degmada Baardheere Col. Xuseen Cumar Xasan oo la hadlay...
Read moreLaba qarax oo is xig xgigay ayaa barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Qaraxyadan oo loo adeegsaday gaawaari walxaha qarxa lagu soo xiray ayaa ka dhacay...
Read moreOrodyahanka Mo farah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, isla markaana haysta dhalashada wadanka Britain ayaa mucjiso kale ka sameeyay ciyaaraha Olombikada ee ka socda dalka Brazil, kadib markii...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho