Taliyaha hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha dowlada Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi ayaa Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in maamulka garoonka uu xaliyey shaqo joojin ay sameeyeen shaqaalaha shirkadda...
Read moreWasaaradda haweenka Soomaaliya oo hormuud u ah qeybaha haweenka Soomaaliyeed ayaa dhawaanahaanba waday dadaalo ay ku doonayaan in ay ku helaan qoondada ay ku leeyihiin dowladda, waxaana jiray kulan shalay...
Read moreWarka Duhur ee Radio Muqdisho 28-08-206
Read more254 arday oo bartay kuliyadaha Cafimaadka ingineringka Cumputerka iyo siyaasada oo noqonaya dufcadii 1aad ee ka qalin jabisa Jamacadda Jamhuuriya ayaa lagu qabtay muqdisho iyada oo ay ka qayb Agaasiamaha...
Read moreMunaasabadda tababarka loogu soo xirayey cutubyo katirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ciidanka Danab waxaa ka qeyb galay saraakiil katirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed oo uu ugu horeeyey taliyaha...
Read moreKulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada qalabka sida ay ka wadaan gobolka Bakool ayaa lagu qabtay degmada Xudur ee xarunta gobolkaasi. Kulanka waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha gobolka Kan degmada Xudur iyo...
Read moreMaamulka gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in maamulka gobolka kan degmada Jowhar iyo bulshada oo iskaashanaya ay ku guuleeysteen iney hakiyaan fatahaadda wabiga Shabeele uu ka sameeyay deegaanno ka mid...
Read moreAskari katirsan ciidamada dalka Turkiga ayaa ku geeriyooday dagaal u dhaxeeya ciidamada dalka Turkiga iyo dagaalyahano Kurdiyiin ah, kaasi oo ka dhacay waqooyiga dalka Suuriya. Ciidamada Turkiga ayaa isku dayaye...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho