Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Caalamiga ah ee Iskaashiga Afrika iyo Japan+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka 6-aad ee Iskaashiga waddamada Afrika iyo Japan ee TICAD (Tokyo International Cooperation on Africa Development). Madaxweynaha...
Read more











