Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

SAWIRO: Mas`uuliyiin ka tirsan Dowladda oo ka qeybgalay Xaflad Loo qabtay Arday ka qalin jabisay Jaamacadda Jamhuuriya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
SAWIRO: Mas`uuliyiin ka tirsan Dowladda oo ka qeybgalay Xaflad Loo qabtay Arday ka qalin jabisay Jaamacadda Jamhuuriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

254 arday oo bartay kuliyadaha Cafimaadka ingineringka Cumputerka iyo siyaasada oo noqonaya dufcadii 1aad ee ka qalin jabisa Jamacadda Jamhuuriya ayaa lagu qabtay muqdisho iyada oo ay ka qayb Agaasiamaha Guud ee wasarada Wax barashada Ganacsato maamulka jamacada iyo ardayda Qalin jabinaysay .

Gudoomiyaha Jamacada Jamhuuriya Maxamuud Ahmed Jimcaale ayaa sheegay in jaamacadda Jamhuuriya la `asaasay 2012 bishii sagalaad waxaa saldhig u ahaa sideed qodob oo jamacadu donaysay in ay hirgaliso

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

“waxaa saldhig noo ahaa qodobo dhoowra oon donaynay in aan hirgalino waxaa ugu muhiimsanaa 8 qodob kuwaas oo kala ah.waxbarashada, hogaanka cimi baaris kabayaasha dhaqaalo, suuqgaynta iyo ganacsiga, siyaasada iyo xiriirka calamka iyo gudaha , intaas ayeey ahayeen hiigsigayna waxbadan ayaana nooqabsoomay hambalyo ardayda qalin jabisay”

gudoomiyaha rugta ganacsiga Soomaaliya maxamuud abdi gabayre ayaa ka codsaday ganacsatada Soomaaliyeed in ay shaqo siyaan dhalinyarada Ka qalinjabiya Jamacadaha. COd

“ganacsatada soomaaliyeed waa in ay shaqo siyan dhalinyarada si aysan u nqon kuwa dalka ka baxa oo tahriiba ama badaha ku dhinta waa in ay siyaan dhalinta wa mustaqbalka iyo ayaheena waan a muhiim in laga fa ideysto dhiiga cusub iyo maskaxda fresh kaa”

agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta Sare ayaa ka digay jamacadaha iyagoo labo sano furan samaynaya qalin jabinta isgoo dhanka kale hambalyo u jediyay ardayda qalinjabisay

“Waxaan ka digayaajamacadaha iyagoo labo sano furan qalin jabinta samaysanaya waxaan rabaa in aan cadeeyo jamacada jamhuuriya waxaan joogayaas aaskedi ilaa 4 sano oo ay furantahay waa qalinjabintii 1aad marka waa in ay ku daydaan jamacadaha kale si loo adkeeyo tayada tacliinta waxaan ugu danbayn hambalyeeynaya Ardayda qalin jabisay”

qaar kamida ardayda ka qalin jabisay jamacada ayaa wax ka weydiayay fikir kooda iyagoona hambalyo lawadaagay waridiinta iyo macalimiintooda.

1
2
3
4

Previous Post

DAAWO SAWIRRO: Taliyaha ciidanka Xoogga oo tababbar u soo xiray ciidamo kamid ah xoogga dalka

Next Post

Dhageyso: Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Barnamijka, Falanqaynta Ciyaaraha oo looga haddlaayay Xiriirka Cusub ee Kubadd Cag yaraha Soomaaliyeed” Dhagayso”

Dhageyso: Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In