Dowladda Oo Deeq Dawo ah Gaarsiisay Magaalada Baladweyne
Deeq Dawo ah oo ka socota dowladda Soomaaliya, ayaa maanta la gaarsiiyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, halkaas oo maalmihii u dambeeyay ay dad ugu geeriyoodeen xanuunka shuban biyoodka...
Read more