Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bas u shaqeeynaya ciyaaraha Olombikada ee Rio de-Janeiro. oo xalay la xabadeeyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Bas u shaqeeynaya ciyaaraha Olombikada ee Rio de-Janeiro. oo xalay la xabadeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Laba daaqadood oo muraayad ah ayaa bur-buray kaddib markii xalay kooxo hubaysan ay xabadeeyeen bas u adeegayay ciyaaraha Olombikada adduunka ee ka soconaya caasimadda dalka Brazil ee Rio de-Janeiro.

Baskan ayaa la weeraray xilli uu isaga kala gooshayay laba garoon oo ay ka socdaan ciyaaro, waxaana uu waday dad wariyayaal ah.

Related posts

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

August 15, 2026
Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026

“Waa nala soo xabadeeyay, waxaana ay xabaduhu u muuqdeen kuwo bastoolad laga soo ridayay”, sidaa waxaa yiri joornaaliistaha mareykanka u dhashay ee lagu magacaabo Sherryl Michaelson, Cidna kuma aysan dhaawacmin falkaasi weerarka ah.

riobus riobus1

Previous Post

Daawo Sawirrada: Taliyaha ciidanka XDS oo Abu Dhabi kula kulmay saraakiil ka tirsan ciidamada UAE

Next Post

Ciidmo  ka socda Xisbulah oo ka barbar dagaalamaya Bishaar Al-asad oo weerar ku qaaday magaalada Xalab.

Next Post
Ciidmo  ka socda Xisbulah oo ka barbar dagaalamaya Bishaar Al-asad oo weerar ku qaaday magaalada Xalab.

Ciidmo  ka socda Xisbulah oo ka barbar dagaalamaya Bishaar Al-asad oo weerar ku qaaday magaalada Xalab.

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 20-guurada ka soo wareegtay aas-aaska Galmudug, taas oo ku beegnayd 14-ka...

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise,...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In