Wasiirka caafimadka soomaaliya iyo wefdi uu hogaaminayo oo gaaray dalka Masar.
Wasiirka caafimdka ee Soomaaliya Maxamed Xaaji Cabdi Nuur ayaa manta lagu soo dhaweyay Garoonka magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar. Wasiirka oo hogaaminaya wefdi kale oo katirsan dowlada Soomaaliya ayaa...
Read more











