Daawo Sawirrada: Ciyaartiooyda Soomaaliya uga qeybgeleysa ciyaaraha Olimbikada Brazil oo ku jira diyaar-garowgoodii ugu dambeeyay
Garoonka Banaadir Stadium ee magaalada Muqdisho waxaa maalmahan uga socda tababar isdabajoog ah kooxda uga qeyb galeysa Soomaaliya ciyaaraha Olimbikada ee ka furmaya horraanta bisha dambe magaalada Rio de Janeiro...
Read more










