Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Shir looga hadlayay arrimaha doorashooyinka oo ka dhacay dalka K/Afrika

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Shir looga hadlayay arrimaha doorashooyinka oo ka dhacay dalka K/Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayay doorashooyinka lagu wado inay Soomaaliya ka dhacaan bilaha soo socda oo uu qabtay Mahcadka baarista ee Human Sciences Research Council,ayaa lagu qabtay magaalada Pretoria ee K/Afrika.

Kulankaasi waxaa ka qeybgalay Wafdi ka socda Soomaaliya oo uu ka mid yahay Xildhibaan Faarax Sh C/qaadir, Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalalka Afrikada Koonfureed, Jamal Barrow, Qunsulka Safaaradda,Mudane Maxamed Cali Mire (Nabaddoon) xubno matalayay Jaaliyadda Soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan, Xubno ka socay Wasaaradda Arimaha Dibadda K/Afrika iyo Aqoonyihanno K/Afrikan ah.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

Shirkaan oo ay qudbado ka jeediyeen Xildhibaan Faarax C/qaadir iyo Danjire Jamal Barrow waxay ka hadleen xaaladaha Dalka Soomaaliya iyo in doorasho kuwii hore ka duwan lagu wado in Soomaaliya ka dhacdo, waxa ayna labada Masโ€uul qudbaddooda ka sheegeen in Soomaaliya ay ka soo kabanayso burburkii iyo Dowlad la’aantii mudadada badnayd jirtay.

Danjire Jamal Barrow ayaa qudbadiisa ku sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ku shaqeyso shan tiir oo ay muhimadda kowaad labaad iyo sedexaad siiso amaanka ayna hadda ka duwantahay sanadihii hore sida ay ahayd.

โ€œ Labaatan Sanno kaddib Soomaaliya hadda waxa ay dib u yeelatay Bandhgi dhexe kaasoo u shaqeeeya sida Bangiyada Caalamiga ah, dhinaca kale waxaa Soomaaliya dib ugu soo laabtay Qurba joogtii ugu badneyd kuwaasoo doonaya inay ka qeyb qaataan dib u dhiska Dalkaโ€ayuu yiri Danjuruhu.

Xildhibaan Farax Sh C/qaadir oo ka mid ahaa Wafdiga ugu qeybgalaya Shirkaan loogu hadlayo doorashooyinka Soomaaliya oo qudbad ka jeediyay waxa uu sheegay in Dowladahii hore ee KMG ahaa lagu soo dooran jiray meelo ka baxsan Soomaaliya balse hada horumar badan laga sameeyay oo ay doorashada ka dhici doonta inta badan Maamul Goboleed Soomaaliya iyo Caasimadda intuba.

โ€œ Waxaan wadnaa Waddadii lagu gaari lahaa Sanadka 2020-ka in loo codeeyo qof iyo codkiisa balse caqabadaha inaga heysta doorashooyinka ayaa ah inay dadka aqoon durugsan u laheeyn doorashada, doorashadii hore ee 2012 ka waxaa soo doortay 275 xildhibaan balse hadda waxaan wadnaa in illaa 14000 qofood ay doorasho samayeen,waana wax ku duyasho mudanโ€ ayuu yiri Xildhibaanku.

Shirkaan waxa uu sidoo kale ka dhici doonaa Magaalooyinka Cape Town iyo Durban ee K/Afrika iyadoo si weyn loogu faaqidi doono arimaha doorashooyinka.

IMG_9878 IMG_9843

IMG_9901

IMG_9938

C/qaadir Axad, Pretoria

Previous Post

R/wasaaraha oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka guddiga doorashooyinka Qaranka

Next Post

Aqoon isweydaarsi ku saabsan joojinta gudniinka fircooniga ah oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Aqoon isweydaarsi ku saabsan joojinta gudniinka fircooniga ah oo lagu qabtay Muqdisho

Aqoon isweydaarsi ku saabsan joojinta gudniinka fircooniga ah oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In