Ciyaaryahannada Puntland oo ku guulaystay Koobka Horyaalka ciyaaraha gobollada dalka
Ciyaartooyda ku ciyaareysay magaca maamulka Puntland ayaa rigoorayaal 5-3 ku qaaday koobka maamul goboleedyada Soomaaliya Kaddib markii ay ciyaartu ku idlaatay waqtigii loogu tala galay 1-1 Qeybtii hore ee ciyaarta ayeey...
Read more











