SAWRO : Ciidanka Amaanka oo qabtay Gaari Hub iyo Qaraxyo lagu soo xiray
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa caawa ganata ku dhigay hub iyo Gaari noociisu yahay Kaarib, kaas oo laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa. Qabashada Hubka iyo Gaariga...
Read more











