Ciidamada Hayโadda Sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka ayaa howlgal ka sameeyay deegaanka celsaha biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho, waxa ay ka qabteen gaari nuuciisu yahay Kaarib.
Faahfaahinta Goor dhaw Ayaan idin soo Gudbin Doonaa Insha alaah.











