Dowladda Soomaaliya”Si Qaldan Ayaa Loo Fasirtay Siyaasadda Qaranka Ee Haweenka”
Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in si qalad ah loo turjumay go’aankii dhowaan Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay meel mariyeen, Kaas oo qeeyaya siyaasadda Qaranka ee Jandarka, Wasiirka Warfaafinta dowladda Soomaaliya...
Read more










