Dowladda Masar oo beenisay eedeeyn uga timid hay’adda Amnesty International
Wasiirka arrimaha gudaha dalka Masar, Magdy Abdul Ghaffaa ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay gabi ahaanba eedaymaha loo jeediyay ee ku aaddan ku xad-gudubka xuquuqda Aadanaha. Wasiirka ayaa tilmaamay in...
Read more











