Madaxweynaha oo xalay la kulmay gudoomiyayaasha degmooyinka G/Banaadir
Madaxweynaha Jamhuriyada Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay la kulmay gudoomiyayaashaasha degmooyinka gobolka Banaadir. Kulankan uu madaxweynuhu la qaatay dhamaan gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir ee Maqaalada Muqdisho waxaa...
Read more











