Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo xafiis ka furatay Baydhabo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo xafiis ka furatay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafilad xariga looga jeray  Xafiis Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONA ay ka furatay Baydhabo ayaa maanta lagu qabtay isla magaaladaasi.

Munaasabadda Furitaanka xafiiskaas waxaa ka qeybgalay  Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska .Agaasimaha Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONA, Madaxa Tababarrada Wasaaradda, Wasiirka Warfaafinta maamulka Koofur Galbeed iyo Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ.

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

Ugu horeen C/raxiin Ciisa Cadaw Madaxa Tababarada wasaarada Warfaafinta ayaa Sheegay in Wasaaraddu ay Waddo Qorshe lagu tababaridoono wariyayaasha Soomaaliyeed ee ku nool gobollada Dalka.

Agaasimaha  Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SOONA C/raxamaan Yuusuf al Cadaala iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska C/rasaaq Cali Yuusuf “Bahalaawi” ayaa ku dheeraadey ahamiyadda Xafiiskan uu u leeyahay ummadda Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta maamulka koofur galbeed Xasan Cabdi Maxmed ayaa Madaxda Wasaaradda Warfaafinta Ku amaaney  Sida ay u balaarinayaan Warbaahinta Dawlada Soomaaliyeed.

Waa xafiiskii Labaad ee wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ay ka furato Goballada Dalka, iyadoo Xafiiskii Kan ka horeeyey Wakaaladdu  kafuratay Mgaalada Kismaayo ee Xaruunta maamulka Jubaland.

Previous Post

Siminaar lagu baranayay cilmiga beeraha oo Afgooye lagu qabtay-Sawirro

Next Post

Madaxweynaha oo furay tartanka ciyaaraha gobollada dalka+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha oo furay tartanka ciyaaraha gobollada dalka+Sawirro

Madaxweynaha oo furay tartanka ciyaaraha gobollada dalka+Sawirro

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In