Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siminaar lagu baranayay cilmiga beeraha oo Afgooye lagu qabtay-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkan  oo sare looga qaadayay  aqoonta   dhinaca  cilmiga beeraha  oo  uu soo qaban qaabiyay  maamulka jaamacada Salaam ayaa  looga qabtay ardayda  wax ka barata  kuliyada    beeraha  jaamacadaas kaas oo lagu qabtay degmada  Afgooye  ee gobolka Shabeelaha hoose.

Ardayda ayaa la geeyay beeraha ku yaala degmada Afgooye si siminaarka uu u noqda mid si ficil ah loogu tuso ardayda.

Related posts

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026

Prof.  Cabdi Aadan  Cisman, oo  ka mid ah mas’uuliyiinta jaamacada  oo ayaa sheegay in siminaarka uu yahay mid ardayda lagu barayo faa’idada ay leedahay barashada cilmiga beeraha maadaama uu wadanka uu qani uu ku yahay dhul beedeed aad u balaaran.

Guddoomiyaha jaamacada Salaam  Dr.  C/qaadir  Axmed  Mahad,  ayaa kula dardaarmay  aydayda ka faa’iideysatay  siminaarka in ay ka shaqeeyaan  horumarin  wax soo saarka kheyraadka dalka.

“Barashada  cilmiga  beeraha waxa uu muhiim u yahay in la helo khuburo dhinaca beeraha oo  aqoon  u leh beeraha iyo sida wax loo beerto,  marka waxaan  ku guubaabinayaa ardayda ka  faa’iideysatay  siminaarkan ayna ku dadaalaan  sidii ay  ugu qeyb qaadan lahaayeen  wax soo saarka dalka,”  ayuu yiri Dr. Mahad.

vlcsnap-2016-07-15-13h37m21s000 vlcsnap-2016-07-15-13h37m43s609 vlcsnap-2016-07-15-13h38m04s881 vlcsnap-2016-07-15-13h38m37s544 vlcsnap-2016-07-15-13h38m51s285 vlcsnap-2016-07-15-13h41m26s983 vlcsnap-2016-07-15-13h41m46s696 vlcsnap-2016-07-15-13h41m55s057

W/D: Muuse Cismaan Abtow

Previous Post

Wasiir ku xigeenka Qorsheynta oo kulan kula yeeshay Japan ardayda-Sawirro

Next Post

Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo xafiis ka furatay Baydhabo

Next Post
Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo xafiis ka furatay Baydhabo

Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo xafiis ka furatay Baydhabo

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In