Mudanayaasha Baarlamaanka oo dood ka yeeshay hindise sharciyeedka dhismaha Xisbiyada Siyaasadeed
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay kaga doodeen Hindise Sharciyeedka dhismaha Xisbiyada siyaasadeed ee dalka. Doodda Hindise Sharciyeedka dhismaha Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka waxa ay...
Read more