Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Kormeeray Warshadda Tababarka Maxaabiista (Sawirro)
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta oo uu ka mid ahaa Taliye ku xigeenka Labaad ee Ciidanka Asluubta S/guuto Cilmi Waasuge Coloow...
Read more










