Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo tababar u furay boqollaal askar booliis cusub ah+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo tababar u furay boqollaal askar booliis cusub ah+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamad Xaashi Cabdi  iyo taliyaha hoggaanka tababarrada iyo qorsheeynta ciidanka boliiska Soomaaliyeed sareeyo gaas Maxamad Cabdule Dhoore  ayaa dagmada Cadaado ee maamulka Galmudug  tababar ugu furay  ciidamo cusub oo boliis ah oo ay yeelaneyso Galmudug.

Ciidamada tababarka loo furay oo dhan 400  askari, ayaa ka kala yimid 10 dagaan oo ka tirsan gobolka Galgaduud sida  Cadaado , Baxdo , Cabudwaaq, Xeraale , Godin labe, Cada kibir , Balanbale , Docoleey , dhabbad , Miirjecley.  Waxa uuna soconayaa mudo 3 bilood ah .

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

September 26, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

September 26, 2026

Taliska ciidanka boliiska Soomaaliyeed  ayaa  wada dadaalo ku aaddan  in lasameeyo ciidamo cusub oo boliis ah oo ay  yeelanayso dowlada goboleedyada dalka ka jira .

Iyadoo xusid mudan tahay in sidoo kale la furay dugsiga ciidankan cusub ku tababarayaan ,  uu xariga ka jaray madaxweyne ku xigeenka Galmudug .

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamad Xaashi Cabdi ayaa uga mahadceliyay taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed taageerada ay la garab taaganyihiin maamulka Galmudug.

‘’Sida aad   la wada    socotaan  waxaan hore tababaro ugu soo  furnay , qaarkoodna usoo xirnay dowlad goboleedyada sida jubaland, iyo koon fur galbeed bilihii lasoo dhaafay,  taasi waxa ey qeyb ka tahay ololaha aan ku dooneeno in lasameeyo boliis dowlad goboleedyada , iyadoo wixii taakuleen ah uu ka caawinaayo taliska guud  ee ciidanka boliska soomaaliyeed oo uu hormuudka u yahay taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed sareeyo gaas Maxamad Sheekh Xasan Xaamud, oo had iyo jeer u taagan sidii loo tayeeyn lahaa ciidamada boliiska Soomaaliyed heer fedraal iyo heer dowlad goboleed ‘’  ayuu yiri taliyaha hogaanka tababarada iyo qorsheenta ciidanka boliiska

Waa markii ugu horeysay oo maamulka Galmudug sidii loo dhisay uu sameesto ciidan cusub boliis ah maamulka uu leeyahay ,  waxaana munaasabadaasi tababarka lagu furaaye ka soo qeyb galay  haween, maamulka dagmada Cadaado , dhalinyaro , xildhibaano  iyo wasiiro ka tirsan Galmudug.

BH0A5252

BH0A5253

2

8

6

BH0A5229

Previous Post

Golaha Wasiirada oo Guddi u saarey Walaaca Culimada ee Sharciga Gender-ka”SAWIRO”

Next Post

Munaasabad lagu xusayo maalinta xorriyadda ee 1-da Lulyo oo caawa ka socota Muqdisho

Next Post
Munaasabad lagu xusayo maalinta xorriyadda ee 1-da Lulyo oo caawa ka socota Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo maalinta xorriyadda ee 1-da Lulyo oo caawa ka socota Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xalay ka qaybgalay kulan soo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa garoonka kubadda...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay maalinta labaad...

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In