Mogadishu, 11 June 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreMas'uuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha ayaa kormeer ku tagay degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe iyagoo soo indha indheeyay xaaladda nololeed ee bulshada. Mas'uuliyiinta ayaa warbixin ka dhageystay qaar...
Read moreWar kooban oo kasoo baxay Qaramada Madoobe ayaa lagu cambaareeyey weerarkii Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Halgan oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Xoghayaha guud ee Qaramada Madoobe Banki Moon ayaa...
Read moreDeegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan oo shalay uu ka dhacay dagaal xoogan ayaa waxaa maanta gaaray saraakiil ka tirsan dowlada Soomaaliya, AMISOM iyo wariyaal ka tirsan warbaahinta Qaranka Soomaaliya. Saraakiisha...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa todobaadkan waxaa marti ku ahaa wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Jeneraal C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo gudoomiyaha hey'adda culumada Soomaaliyeed Sheekh...
Read moreNadiga kubada cagta Comsed Football club Gaalkacyo Ayaa Soo gabagabeeyaay Ciyaarihi saxiibtinimo ay la Qaateen naadiyaasha heerka koowad ee Jubbaland Kismaayo. Muddada ay kooxda ku sugneyd magaalada Kismaayo,waxaa ay ciyaaro...
Read moreMudanayaasha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulanka maanta oo qeyb ka ah kalfadhaga Sideedaad ee ugu dambeeya baarlamanka hadda jira ayaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho