Daawo Sawirrada: Dugsi sare oo laga dhisay deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud
Wasaaradda waxbarashada dawlad goboleedka Galmudug ayaa gudiga waxbarashada deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud ku wareejisay Iskuul sare oo dhismihiisa la soo gabangabeeyay. Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Galmudug , kormeerayaal...
Read more











