Halkani ka akhriso warsaxaafadeedka Wasiirka Warsaxaafadeed
Read moreMadaxaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo si weyn halkaasi loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha oo ay la socdaan...
Read moreSaldhigga booliska magaalada gaalkacyo ayaa maanta saxaafadda loogu soo bandhigay illaa 22 maxaabiis ka tirsan maleeshiyaadka Kooxda Al-shabab, kuwaas oo lagu soo qabqabtay dagaal ay ciidamada ammaanka Galmudug shalay kula...
Read moreMadaxweyanaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay jigooyooyin maleeshiyaad ay dhigteen deegaanno ka tirsan maamulka Galmudug oo dadka cabasho ka muujiyeen misana dhibaato ay...
Read moreAbaal marino caalami ah aya la gudoonsiiyay shaqsiyaad iyo hey’ado Soomaaliyeed kuwaasi oo loo aqoonsaday Tusaaleyaasha dhanka horumarka bulshada soomaaliyeed sanadan 2016, tartankan oo ahaa mid ay codkooda ka dhiibanyeyeen...
Read moreXubnaha golaha ammaanka ee Q,M ayaa waqtiga u kordhiyay xafiiska Q,M ee Soomaaliya ee UNSOM ee arrimaha siyaasadda iyo amaankaba ka shaqeeya. Xubnaha 15 ah ee golaha amaanka ayaa meel...
Read moreMunaasabad lagu maamusayay maalinta Qaaxada aduunka oo ay soo qaban qaabisay wasaarada caafimaadka dowladda fadaraalka Soomaaliya oo kaashaneeysa Hay”adda IMC iyo maamulka isbitaalka koofurta Galkacyo ayaa maanta lagu qabtay magaalada...
Read moreKulankaan looga hadlayay sidii laysaga kaashan lahaa ka hortagga iyo la dagaalanka argagixisada al shabaab ayaa maanta lagu qabtay magaalada Galkacyo iyadoo ay ka qeyb galeen mas'uuliyiin ka tirsan labada...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho