Kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlay qodobo kala duwan
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke. Kulankan ayaa ugu horeyn warbixin looga dhegeystay...
Read more










