Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Maaliyadda oo ka Qayb-galay dood ku saabsan shaqa laโ€™aanta Dalka ka jirta (SAWIRRO)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiir Maaliyadda oo ka Qayb-galay dood ku saabsan shaqa laโ€™aanta Dalka ka jirta (SAWIRRO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Farkeeti ayaa xalay ka qayb galay dood ku saabsan shaqo la`aantt , Iyo sida ugu haboon ee dhalinyaradu shaqo looga abuuri.

Dooda ayaa sidoo kale waxaa ka qetbgalay, Wasiirka Dhalinyaradda iyo Isboortiga Maxamuud Cabdullahi Xasan Nuux, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdiraxman Odowaa, Gudoomiyaha Degmadda Waaberi, Aqoonyaho, Ururada Dhalinyarada iyo Qaar ka mid ah shaqaalaha dowaladda.

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda faderaalka Soomaaliya Aden Ibraahim Farkeeti ayaa aad uga hadlayย  talaabooyinka Wasaaradda Maaliyaddu ay qaaday si dhalinyaradu u helaan shaqooyin, isagoona xusay intii uu joogay Wasaaradda in uu ku guulaystay in Mushaar loo helo dhamaan shaqaalaha dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada,

โ€œWaxaan heshiis la soo galnay oo soconaya mudo shan sano ah Bangiga aduunka, heshiiskaas ayaa ku qotoma in shaqaalaha dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada la siiyo mushaar joogta ah, waxaana jira shuruudo ku xiran bixinta mushaarkaas ilaa hadana dhanka dowladdu way ka soo baxday, maamuladda goboladuna waxay ku howlan yihiin sidii loo buuxin lahaa shuruudahaas, waxaana arinkaan naga caawin in kumanan shaqaale Soomaaliyeed ah ay helaan mushaaraad ku filan oo joogta ah. Waxaa intaa dheer in Wasaaradu dhawaan bilaabayso mashruuc cusub oo uu maal galinayo Bangiga Horumarinta Africa kaas oo shaqooyin loogu abuurayo dhalinyarada waxbaratay iyo kuwa xirfadleeyda ahโ€ ayuu yiri Wasiir Farkeeti

Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in xiliyadii hore shaqo abuurka ay door muhiim ah ka qaadan jireen kaabayasha dhaqaalaha sida Beeraha, Xoolaha, iyo Kaluumaysiga, taasna maanta meesha ka maqan tahayโ€ ayuu yiri Wasiir Farkeeti

โ€œDalka 72% shaqada waxaa abuuri jiray wax soosaarka Beeraha, Kaluumaysiga iyo Xoolaha, maantana arinkaas waxaa ku yimid hoos u dhac balaaran, waxaa kale dowladdu lahaan jirtay Warshado faro badan, hadii aan dib loo soo celin kaabayaashii dhaqaalaha oo bur buray way adag tahay in la helo shaqo ku filan dhalinyaradaโ€ayauu sii raaciyey Wasiir Farkeeti

Wasiir ayaa ku booriyey dhalinyarada in ay dalkooda aaminana kana waantoobaan tahriibka,โ€ shalay waxaa saxaafada caalamka iyo tan Soomaalida haystay gabar Soomaaliyeed oo isku gubtay Jaziiradda Nauru ee dalka Australia, iyadoo u aaday iney nolol ka fiican mida Soomaaliya meeshaas ka heshoย ย  Dowladda Australia waxay goโ€™aamisay labo sano ka hor in qofkii magan galyo doon ah la geeyo Jaziiradaas, runtiina waxaa ka nolol fiican ku noolaansha Jaziiradaas Nauru in qofku ka shaqaysto meelaha laga qodo carro kaawadaโ€

farg-1

?
?

far

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Koofur Afrika oo sheegay in la hoos keenay Safaaradaha dhawr dal oo Afrikan ah

Next Post

Taliyaha Asluubta Soomaaliya oo booqday Xabsiyo ku yaala Talyaaniga

Next Post
Taliyaha Asluubta Soomaaliya oo booqday Xabsiyo ku yaala Talyaaniga

Taliyaha Asluubta Soomaaliya oo booqday Xabsiyo ku yaala Talyaaniga

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In