Madaxweynaha iyo Ra’aysul wasaaraha oo Baarlamaanka kala hadlaya dardar galinta Ansaxinta sharciga doorashada
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’ysulwasaaraha xukuumadda Cumar C/rashiid Cali ayaa maanta hor tagaya golaha Baarlamanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya. Madaxda dalka ugu sarraysa ayaa lagu wadaa...
Read more











