Monday, August 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

shir dhaqaalaha Afrika looga hadlaayo oo Masar lagu soo gaba-gabeeyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
shir dhaqaalaha Afrika looga hadlaayo oo Masar lagu soo gaba-gabeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Prof. C/lahi, Sheekh Cali “Qalloocoow” ayaa magaaladda Qaahira ee dalka Masar uga qaybgalay shirka Guddiga Dhaqaalaha Africa ee Qarammada Midoobay.

Shirka ayaa looga hadlay Hiigsigsa iyo Hormurinta Africa ilaa 2030, Waxaa halkaas uu warbixin ka siiyay heerka ay Soomaalya ka mareyso diyaarinta qorshaha Qaranka iyo Hiigsiga 2030.

Related posts

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 12-aad

August 24, 2026

Wariyaha Warbaahinta Qaranka C.rashiid Nuur Ibaahim oo qadka War-isgaarsiinta Magaalada Qaahir kula hadlay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta mudane C.laahi Sh Cali Qalloocoow ayaa sheegay in shirka aad loogu ammaanay warbixinada hormarka dhaqaalaha iyo dib u soo kabashada ay Soomaaliya ku talaabsatay labadii Sano ee ugu dambeysay.

Dhanka kale Wasiirka ayaa kalan la qaatay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Masar iyagoo ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada Wasaarad, isla markaana ay isla garteen in tababar la siiyo aqoonyahannada Wasaaradda Qorsheynta lana sii xoojiyo horumarinta xiriirka Iskaashiga dhaqan dhaqaale, ganacsi iyo arimaha bulshada ee labada dal Masar iyo Soomaliya.

Previous Post

wasaaradda Dastuurka oo tababar u soo xirtay ururrada bulshada+Sawirro

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo dowladda iyo shacabka Masar u tacsiyeeysay

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo dowladda iyo shacabka Masar u tacsiyeeysay

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa laashay natiijadii doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiillada Galmudug, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,...

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 12-aad

August 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha...

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

August 24, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayey Arday dhamaysatay Daraasaadka Sare...

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

August 23, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In