Wabiga Shabelle oo muddooyinkii la soo dhaafay qalalnaa ayaa biyo keenay biyo keenay waxaana laga dareemay biyaha wabiga gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraam Gelinkii dambe ee shalay ayaa dadka ku...
Read moreMagaalada London ayaa lagu qabtay kulan ay ka qeyb galeen bahda Warbaahinta ee ku kala nool qaar ka mid ah wadamada ku yaala qaaradda Europe. Kulanka ayaa waxaa goob-joog ka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay howlgalki ay ciidamada Kumaandoosku ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka Sh/Hoose, kaasoo...
Read moreMashruucan biya dhaaminta ah ayuu maamulka gobolka shabeelaha hoose waxa uu ka billaabay tuulooyinka hoos yimaada degmada kadib markii todobaadyadii ugu dambeeyay uu biya la’aa wabiga shabeele oo qayba badan...
Read moreMagaalada jowhar ee xarunta gobolka shabeelaha dhexe oo ka mid ah deegaanada uu ka guray Wabiga Shabeele ayaa la soo sheegayaa in inka badan 200 oo bukaan uu soo ritay...
Read moreKulan ay isugu yimaadeen Magaalada Johhanseburg Ururada ganacsiyada yar yar ee K/ Afrikaanka ah iyo qaar ka mid ah ganacsatada Soomaalida Johannseburg, Jaaliyadaha Soomaalida, Ethiopian-ka, Bangaladhesh, Pakistan oo ku midoobay...
Read moreMuqdisho, 1st April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa ku dhiirigeliyay shacabka Soomaaliyeed inay iskood wax u qabsadaan, waddankoodana dhistaan. Madaxweynaha ayaa hadalkan xalay ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho