Dowladda Nigeria oo qabatay horjoogaha koox xiriir la leh Al-qaacidda
Dowladda Nayjeriya ayaa sheegay iney qabatay hogaamiyaha kooxda mintidiinta ah ee Ansaaru oo xiriir la leh ururka Al Qaacidda. Afhayeenka milateriga dalka Nigeriya ayaa xaqiijiyay in horjoogaha kooxdaasi Ansaaru Khalid...
Read more











