Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, oo ku sugan Magaalada Hobyo ayaa baaq Nabadeed u diray Ururka Ahlu sunna ee fadhigoodu yahay Magaalada Dhuusamarreeb. Odawaa ayaa...
Read moreDOHA: Da`yarta Ciyaartoyda Iskuulka Muqdisho ee ku guuleystay tartankii Jeem Cup ee Soomaaliya oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare,iyadoo kaashaneysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo 05...
Read moreMaxkamad ku taala dalka Britain ee Coventry Crown Court ayaa xukun 15 sano ah ku ridday wiil Soomaali ah oo tooreey ku dhaawacay haweeneey ku nool magaalada Coventry ee dalka...
Read moreUrurka midowga Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Turkiga ayaa doortay guddoomiye cusub doorashada oo sanadla ah ayaa ka dhacday caasimadda daka Turkiga ee Ankara marki ay taariikhdu ku...
Read moreArdayda Soomaaliyeed ee ku nool dalka South Africa ayaa deeq kutubo Quraan ah u qeybiyay dugsiyada laga barto Quraanka Kariimka iyo Masaajidda ay Soomaalidu maamusho ee ku yaalla magaalada Cape...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta xafiiska ku qaabilay kaaliyaha xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha barakacayaasha Dr Walter Kaelin. Kulankan oo...
Read moreDowladda Tuunisiya ayaa wadda qorshe ay derbi uga dhiseyso xadka ay la wadaagto dalka Liibiya iyadoo sheegtay in ay dhimaystirtay qeybtii ugu horraysay ee ah 200km oo ay ku oodayso...
Read moreMaalintii 3-aad ayaa wafdi uu hogaaminayo madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed waxa ay ku suganyihiin magaalada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaas oo ay ka socdaan kulamo maamulka bulshada...
Read moreWasaaradda Caddaalada dawlada Federalka Sooomaaliya waxa ay haysaa fursad shaqo oo xiriir la leh arrimaha caddaalada iyo dastuurka sidaa awgeed lifaaqo hoose guji fadlan haddii aad daneynaysid MoJ's CALL FOR...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho