Madaxweynaha J. F. S. oo saaka u ambabaxay magaalada Kismaayo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Kismaayo ee xarunta u ah gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha oo ay la socdaan...
Read more

