Madaxweyne Xasan oo Ra’iisul wasaare u magacaabay Cumar Cabdirashiid “Sawirro”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u magacaabay Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka, kaddib markii lixdii bishan ay baarlamaanka codka kalsoonida ah...
Read more

