Madaxweynaha Dalka Oo Kismaayo Kaga Qeyb Galay Xaflad Lagu Sagootinayay Ciidamada Seirra Leone Ee Ka Tagaya Soomaaliya “Sawirro”
Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu sagootinayay Ciidamada Seirra Leone ee ka midka ah Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Madaxweyne Xasan...
Read more

