Galmudug: Ciidankeenu waxa ay weli sii baacsanayaan firxadka maleeshiyaadka Al-Shabaab
Cadaado, 26 March 2016: Ciidanka geesiyaasha maamulka Galmudug ayaa weli baacsanaya maliishiyaadka Al Shabaab ee dhowaan soo galey degaannada Galmudug. Hawlgalka ciidammada Galmudug ayaa ku fiday degaannada Galhagoog, Dinooda, Af-Barwaaqo...
Read more











