Shir dib loogu eegayo Dastuurka Oo Beydhabo Maanta Lagu Qabtay “Sawirro”
Waxaa maalintii 2-aad galay shirka dastuurka Somalia dib loogu eegayo ee shalay ka furmay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay, kaasoo ay soo agaasintay wasaaradda dastuurka Xukummadda Soomaaliya. Shirka maanta ayaa...
Read more











