Muqdisho, February 9, 2016-------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka sida, Guddiyada, Bulshada Rayidka, ururada iyo...
Read moreRa’isul wasaare ku xigeenka dalka ayaa gudoomiyay shirkani oo looga hadlay tayeynta Shaqaalaha Dowladda waxana ka qeyb galay Wasiirka Maaliyada, Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Unuga Xiriirinta deeqaha xubna ka socday wasaardaha...
Read moreXafladan lagu xusayay 5-sano guuradii ka soo wareegatay maanta oo kale markii la aas aasay Idaacadda Kulmiye oo kamid ah idaacadaha madaxabanaan ee ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka...
Read moreMadaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Maamulkaasi Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Maanta ku soo dhaweeyey Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe Wafti Ballaadhan...
Read moreWasiirka Arrimaha Gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Dekada Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug iyadoo saacadaha soo Aadan la filayo...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maanta dhagax dhigay waddada Horumarta inta U dhexeysa Dekada Muqdisho iyo Madaxtooyada Villa Soomaaliya oo aad u burbursan isla markaana la doonayo in dib u dayac...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa ugu baaqay Wariyayaal Shalay Tababar uga furmay Magaalada Cadaado inay ka faa’iideystaan aqoonta labarayo Si bulshada ay ugu gudbiyaan Xogta ay doonayaan. Wariyayaasha...
Read moreWasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, oo ku sugan Magaalada Hobyo ayaa baaq Nabadeed u diray Ururka Ahlu sunna ee fadhigoodu yahay Magaalada Dhuusamarreeb. Odawaa ayaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho