Guddoomiye Cali Gacal” Saxaafadda Waa Indhaha Bulshada
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa ugu baaqay Wariyayaal Shalay Tababar uga furmay Magaalada Cadaado inay ka faa’iideystaan aqoonta labarayo Si bulshada ay ugu gudbiyaan Xogta ay doonayaan. Wariyayaasha...
Read more











