Hay’adda Dhowrista Xogta oo xalay laga Daah-furay Muqdisho
Munaasabad lagu Daahfuray Hay’adda Dhowrista Xogta ayaa xalay lagu qabtay Muqdisho, waxaana kasoo qayb galay wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale oo bulshada ka socday. Maareeyaha Hay’adda Dhowrista Xogta Mudane Maxamed Axmed...
Read more











