Dood ku saabsaneeyd Tartankii Ciyaaraha dowlad goboleedyada & Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho
Waxaa xalay xarunta Wasaaradda Warfaafunta lagu qabtay kulan dood ah oo looga hadlayay sida u qabsoomay Ciyaarihii kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Kulan waxaa ka qeybgalay masuuliyiin...
Read more











