Dowladda F. S. oo natiijo hordhac ah ka soo saartay baaritaanka qaraxi ka dhacay diyaaradda Daallo
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd shaacisay natiijo horu dhac ah oo ku saabsan baaritaankii Diyaaradda Daallo Airline, oo labadi bishan uu gudaheeda ka dhacay qarax dhinac ka dalooliyay. Wasiirka...
Read more











