Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday Wax Kabarata Kuliyadaha Beeraha Ee Jaamaha Dalka Oo Tababar Loo Soo Xiray+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Arday Wax Kabarata Kuliyadaha Beeraha Ee Jaamaha Dalka Oo Tababar Loo Soo Xiray+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaar ay waxa soo qaban qaabisay  jimciyada hormarinta ee Al Irshaaq  ujeydadiisu waxa ay aheyd  sidii sare loogu qaadi lahaa heerka aqoneed ardayda ee dhanka waxbarashada la xiriirta  madaama ay ka ka mid yihiim ardaydaasi kuwa ku  howlan barashada  kuliyadda beeraha.

qar ka mid ah ardayda maanta tababarka loo soo xeray oo madashaasi hadal ka jeydiyay ayaa Tilmaamay in ay waxbadan faaideysteen lagana dareemi doona habka waxbarasho ee ay ku jiraan maanta.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

gudoomiyaha jimciyada Hormarinta Bulshada ee Al Irshaaq Maxmed Siidow ayaa sheegay iney sii wadi donaan barnaamijyada ay ku hormarinayaan qeybaha kala duwan ee bulshada.

Abuukar Axmed Maxmed iyo Dr Dhubow Xaaji Huud Dhaqane oo ka mid ah masulinta Wasaarada Beeraha ee Xukuumada Soomaaliya ayaa si isku mdi ah u tilmaamay qiimaha ay leedaha in bulshada ay fahanto waxsoosarka dalagga beeraha.

Gudoomiyaha iskaashitooyinka gobalka baandir Cali Cabdulle Guure oo isna gobtaasi hadal ka jeydiyay ayaa tilmaamay in jilka soo koraayo ay fahmaan qiimaha ay leedaha in laga faaideysto dalagga beeraha beeraha dalka maadaama aan leenahay dhub beereed ku wanaagsan Tabcashada Beeraha

Ugu danbeyntii xildhibaan Cali Nuur Xuseen oo ka mid ah mudanayaasha Barlamaanka Fedaralka Soomaaliya ayaa dardaaran adag usoo jeydiiyay ardayda Maanta taba barka loo soo xeray isogoo isoo jeydiyay qimaha ay leydahay iney ardada bartaan dalagga beraheena iyo khraadka alle ku manestay dalkena.

12659819_529530890549758_1190940463_n 12660376_529530900549757_1806210181_n 12665712_529530903883090_1641646962_n 12666484_529530920549755_120760061_n 12666510_529530923883088_639317210_n 12674102_529530893883091_1420780764_n 12674278_529530930549754_1552753064_n 12674456_529530917216422_31294674_n (1) 12674456_529530917216422_31294674_n IMG_8222

Previous Post

Wasaaradda Gaashaandhigga oo gaadiid iyo qalab xafiiseed kala wareegtay dawladda Masar+Sawirro

Next Post

Wasaaradaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Suudaan oo hishiis ku kala saxiixday Khartoum ”SAWIRO”

Next Post
Wasaaradaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Suudaan oo hishiis ku kala saxiixday Khartoum ”SAWIRO”

Wasaaradaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Suudaan oo hishiis ku kala saxiixday Khartoum ''SAWIRO''

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In