Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga oo ka qayb qalay xeritaanka tartan loo qabtay ardayda City University.SAWIRRO
Munaasabada lagu soo gebo gebaynayay tartanka isdhexgalka ardayda jaamacadda City ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana kasoo qayb galay Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux , guddoomiyaha jaamacadda...
Read more











