Xuska sanadguurada Booliska oo lagu qabtay Kismaayo
Xaflad balaaran oo lagu xusayay sanadguurada ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo, waxaana ka qeybgalay saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland. Jeneraal Dhuumaal oo ka mid ah saraakiishi...
Read more










